Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidul- adxaa, shacabkana hambalyo u diray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta daafaha adduunka ku nool ee u dabbaaldegaya munaasabadda Ciidda caafimaad, horumar, nabad iyo barwaaqo. “Maalmahan barakaysani waa ayaamo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna, waa maalmo ku … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidul- adxaa, shacabkana hambalyo u diray